Mark Esper Oo Loo Doortay Xoghayaha Difaaca Maraykanka

Aqalka sare ee dalka Mareykanka ayaa meel mariyay in xoghaya difaaca Mareykanka uu noqdo taasi oo soo afjari doonta mudo dheer oo waaxda difaaca ay shaqeyneysay iyadoo uusan jirin xoghaye rasmi Ah.

Kadib kulan ay yeesheen xubnaha aqalka hoose ee Congress-ka ayaa 90 xubnood oo ka mid ah waxay u codeeyeen in Esper uu noqdo hogaamiyaha Pentagon-ka.

Mr Esper oo 55 sano jir ah ayaa ahaa sargaal hore oo ka tirsan waaxda soo saarta hubka waxaana uu xoghaye ka ahaa tan iyo bishii November ee sanadkii 2017-da.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker