Madaxweynaha Somaliland oo Kulan Deg Dega iskugu Yeedhay Madaxda Mucaaradka
Madaxweynaha Somaliland ayaa kulan degdeg ah isugu yeedhay hoggaamiyaasha mucaaradka Somaliland.
Musharraxa xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro, madaxweyne Biixi iyo siyaasiga Cabdiqaadir Jirde, ayaa hadda kulan uga socdaa madaxtooyada Somaliland.
Kulanka ayaa lagaga arrinsanayaa dagaalka Sool.