Golaha Wakiilada oo Cod aqlabiyada ku Diiday Wasìir Cali Xor Xoor
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Cod aqlabiyad ah ku diiday Wasiirnimada Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Bulshada Cali Xoor-Xoor
30 mudane ayaa diiday
6 mudane ayaa ogolaaday
9 way ka aamuseen