Fanaanka Qamar Suugani oo Hargeysa Lagu Xidhay
Fannaanka Qamar Suugaani ayaa maanta xabsiga loo taxaabey xilli uu kasoo degay Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Hargeysa. Fannaanka ayaa muddooyinkii u dambeeyey ku sugnaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya.