Daawo: Odayaasha ay Isku Beesha Yihiin Suldaan Abu Bakar Cilmi Wabar oo ka Horyimi
Daawo: Odayaasha ay Isku Beesha Yihiin Suldaan Abu Bakar Cilmi Wabar oo ka Horyimi, odayaashan ayaa sheegay in Suldaan Abu bakar Cilmi Wabar uu yahay ka iskaga baxay Heshiiskii aanu ku dhexdhexaadinay isaga iyo Xukuumada Somaliland ,
Hadalkaas ay odayaashu ku Tiraabeen oo dhamaystiran Halkan Hoose ka daawo;
https://youtu.be/PUOdvMqfyEY