Lix jir ku dalbadey taleefanka gacanta aabihii cunto fudud

Wii yar oo lix jir ah, oo magaciisa la yiraahdo Mason Stonehouse, oo reer Michigan ah, ayaa habeen habeenada ka mid ah qabtay teleefanka aabbihii.

Wuxuu go’aansaday inay ahayd waqtigii uu dalban lahaa cunto fudud, ama cunto fudud oo badan.

Mason ayaa waxa uu amar dalab dul dhigay adeegga keenista, isagoo dalbaday Stonehouse shrimp, pizza, sandwiches iyo wax kaloo badan.

Mason aabbihii kuma farxin markii uu ogaaday, in wiilkiisu uu dalbadey cunto fudud, oo qiimaheedu gaarayo lacag ku dhow $1,000.

Ka fakar inta badan inta aanad u oggolaan in ilmahaagu ku ciyaaro taleefankaaga gacanta.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker