CABLE KA DJABOUTI WADO EE AFRICA KU WADO WAA HORUMAR SIDA BUSINESS KA ADDUUNKU U XISAABTAMAAN HA LOOLA XISAABTAMO.

Cable ka Djabouti Africa ku wado ee international business ka  ah yaan si savage nimo ah la isu hortaagin sida ay dawladaha kaleba ula macaamilaan ha loola macaamilo oo khubaro  khasaaraha iyo faaiidada ugu jirta SOMALILAND  ka baaraandegtay ha shiilaan arinta.  Wax kasta  oo baayacmushtari ah oo SOMALILAND  soo maraa waa investement heshiisbaana la gelaysaan dawlad kasta oo business keedu xaduudda Soo galaan hadday  Djabouti leedahay Mogadisho ayaa Berbera noo ogolaatay oo SOMALILAND waxba weydiinmayno waa another case  laakiin arinta international deal ha laga dhigo oo xildhibaan iyo Suldaan iyo baaq loona baahna. DHABOUTI Toban shay oo ay inoogu hab rato ayey nu u baahanay  oo cable kani u horreeyo waayo in badan bay siyaasad ahaan ka soo horjeedday Mogadishona ay taageersanayd markaa SOMALILAND  bay isxigaan Djibouti oo ay u baahantay laakiin garanmsyso. Waxaan  soo jeedinayaa Djibouti shirkadaheedu ha yimaaddaan SOMALILAND dadkana ha shaqaalaysiiyaan oo caloosha Somaliland hasoo wada gasho dabadeed dhaqankeeda siyaaasadeed ee soo jireenka ah ee ay SOMALILAND kaga soo horjeedo isbedelbaa ku imanayaa. Waxaa lagu qasbi karaa in ay konton kun oo passport keeda siiso oo ardayda jaamacadaa SOMALILAND ka baxay oo dunida u shaqo taga. Wax walba yaan lagu boodin ilayn SOMALILAND maaha gabadh maxajabada  oo hadday cidi u timaadda garcanaysa e , cableka  ha soo mariso super markets halka samaysato wadanka inaga shaqaalahaa inoo daran. Baayacmushtariga ha la socodsiiyo waxaa Ina waalay dhagax baa meel la dhigay iyo Commission iyo wax aan sakaaro la biirsan.

Waxaana waxaa inoogu wacan labada Baarlamaan ee  faasiday xaaraamo cune oo midh midh mooyee dad aan  aqoon lahayn ah fakhrina la baqaya oo wadankii la  hadhay.  Iyo Madaxweyne kordhin uun doonaaye. Madaxweyne kasta markuu shantiisa sano dhammaysto hal million ha la siiyo oo kordhis ka bedela iyo  shahaado sharaf.
M Bashe

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker