Daawo:-Wasiir Faratoon Oo Ka Hadlay Xilka Wasaarada Arimaha Dibada Ee Loo Magacaabey.
Hargaysa-(OWN)-Wasiirkii hore ee wasaarada waxbarashad Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon oo dhawaan madaxweyne Biixi u magacaabey wasiirka wasaarada Arimaha dibada ayaa ka hadley sida uu xilkaas u arko
Wasiir Faratoon ayaa sheegay in xilkaas madaxweyne Biixi ku war galiyey intii aanu u magacaabin isla markaana uu ku qanacsan yahay……..Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan