Twitter-ka oo xiray akoonno kahor doorashada ku celiska ah ee Turkiga
Shirkadda Twitter ayaa soos aqatay warbixin ay ku sheegeyso inay xirtay akoonno ayna xannibtay qoraallo bartaas la soo dhigay intii ay doorashadu socotay.
“Waxaan xannibnay ilaa afar akoon iyo 409 qoraallo ah si looga fogaado in la waayo bartan isla markaana Twitter ay dadku heli akraan xita doorashada socoto,” ayaa lagu yiri warka.
Waxay bartan sidoo kale sheegtay inay wada xaajood kula jirto dowladda Turkiga, ooh ore ugu eedeysay bartan inaysan raacin shuruucda qaar.