Fanaanadii Khadra Cumar Dhuule oo xalay ku geeriyootay magaalada Muqdisho
Alle ha u naxariistee,waxa xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho fanaanadii caanka ahayd ee Khadra Cumar Dhuule oo ka ahayd hablaha fanka dambe foolaadka u ahaa .
Khadra waxa ahayd heesahaa cod baxsan oo heesaheeda ay dhalinyarada u jeclayd.
Heesaha ay qaaday caanka baxay, waxa ka mid ahaa Kalgacaylku waa gabe iyo Dood kulama wadi karo.