Badhasabkii Buuhoodle ee Somaliland oo Goostay
Badhasaabkii Gobolka Buuhoodle ee Somaliland Nasteex Tuur oo wata Ciidan & Gaadiid ayaa hadda ka goostay Somaliland waxaanay ku biireen SSC.
Masuulkan ayaa sheegay in uu dadkiisa la dareen noqonayo intaa ka badana uu adkaysan kari waayey