Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweyneyaasha Soomaalia iyo Eritrea?

Madaxweynaha Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa gaaray magaalada Asmara kadib lugtiisa caasimadda Masar ee Qaahira.

Farmaajo waxaa soo dhoweeyey dhiggiisa Eritrea Isaias Afwerki, waxaana u bilowdey wada hadal dhinacyo badan, oo khuseeya xiriirka labada dal.

Madaxweyne Farmaajo waxaa uu Qaajira uga soo qeyb galay shir looga hadlayey arrimaha Suudaan, waxaa halkaasi tagay dalal ay ku jireen Djibouti.

Halkan hoose ka daawo

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker