Maxaa ka jira in Wiilka Madaxweyne Muuse Biixi Uu Booqday Ciidamada Gobaha Dagaalka .

Ciidamadda Qaranka ee Jiida Jooga oo aan la Xidhiidhay ayaa Xaqiijiyay in Maalintii Shalay ahayd uu Xidigle Axmed Muuse Biixi Booqday Ciidamadda Fadhigoodu yahay Xergaga.

Muuqaalka Maanta Baraha Bulshada lagu Baahiyay Waxaa la Duubay Shalay, balse Maanta Ayaa Saxafadda loo soo Gudbiyay.

Sida ay wararku sheegayaan Xidigle Axmed ayaa 30 Daqiiqo ka dib ugu ku soo Noqday Hargaysa, Ilaladda uu Wato ayaa ka Badan 40 Sarkaal sida ay ii Sheegen Qaar ka mida Ciidamadda oo aan la Xidhiidhay. Waxay ka Badnayeen Ilaladda Taliye Gashanle Sare Faysal Cabdi Bootaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker