Golayaasha Sharci Dejinta Somalia oo Xaaladoodu Cirka Isku Shareertay, ka dib markii Xal Loo Waayay Khilaafka ka dhextaagan

Warqad kasoo baxday Aqalka Sare oo uu ku saxiixan yahay Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay afarta xeer ee qabyo tirka u ahaa sharciga doorashooyinka Qaranka heer Federaal haddii aan la waafajinin habraaca xeer dejinta dalka.

 

 

Gudoomiyaha Aqalka Sare ayaa ugu baaqay Guddiga doorashooyinka inta laga saxaayo aysan xeerarkaas u isticmaali karin doorashada Qaranka, islamarkaana aan loo isticmaali karin doorashooyinka dalka.

 

 

Sidoo kale Aqalka Sare ayaa difaacay kaalinta mugga leh uu ku leeyahay ansixinta sharciyada, waxaana ay sharci darro ku tilmaameen qoraalka Guddoomiyaha Golaha Shacabka u diray Wasaaradda Dastuurka ee ahaa qaraarka Matalaadda Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare, iyagoo sheegay in qoraalkaas uu xadgudub ku yahay habraaca xeer dejinta dalka ee ku qeexan Cutubka 6aad madaxa afaraad ee

 

Warqad kasoo baxday Aqalka Sare oo uu ku saxiixan yahay Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay afarta xeer ee qabyo tirka u ahaa sharciga doorashooyinka Qaranka heer Federaal haddii aan la waafajinin habraaca xeer dejinta dalka.

 

 

Gudoomiyaha Aqalka Sare ayaa ugu baaqay Guddiga doorashooyinka inta laga saxaayo aysan xeerarkaas u isticmaali karin doorashada Qaranka, islamarkaana aan loo isticmaali karin doorashooyinka dalka.

 

 

Sidoo kale Aqalka Sare ayaa difaacay kaalinta mugga leh uu ku leeyahay ansixinta sharciyada, waxaana ay sharci darro ku tilmaameen qoraalka Guddoomiyaha Golaha Shacabka u diray Wasaaradda Dastuurka ee ahaa qaraarka Matalaadda Gobolka Banaadir ee Aqalka Sare, iyagoo sheegay in qoraalkaas uu xadgudub ku yahay habraaca xeer dejinta dalka ee ku qeexan Cutubka 6aad madaxa afaraad ee.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker