UK Oo Markii ugu Horeysay Qofna Aanu U Dhiman Cudurka COVID-19

Dowlada Ingiriiska ayaa sheegtay markii ugu horeysay ilaa bishii March  ee sannadkii 2020 in aanay cidi u dhiman xanuunka Covid19, waxaana daraasad ay dowladdu soo saartay ku sheegtay in 3,165 oo qof laga helay nooca xanuunkan COVID-19 ee ka yimid India, kaas oo soo gaadhay UK.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker