“Taariikhda Somaliland waa markii ugu horeysay ee Madaxweyne loogu hanjabo cunaqabatayn.” Xildhibaan Koodbuur
“Taariikhda Somaliland waa markii ugu horeysay ee Madaxweyne loogu hanjabo cunaqabatayn. Mashruuca Biyoole waxa loo qaybiyay si cadaalada iyo xishoodka ka fog”
Xildhibaan Koodbuur, Golaha Wakiilada Somaliand