Daawo:- Hay’adda Dhawrista Tayada Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigtay Diyaarad Siday Daawooyin Macmal Ah Oo Lagasoo Dajiyay Madaarka Hargaysa.
Hargaysa-(OWN)-Gudoomiyaha Haaya’dda Dhawrista Tayada Somaliland ayaa waxaa uu maanta shaaciyey in Khamiistii madaarka Diyaaradaha ee Hargeysa Lagu qabtey diyaarad sidey dawooyin been abuur ah Bulshada Halis Ku Ah. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkaasi.