Aqoonyahanad Fardus Maxamed Dheere Oo Wasiir Maxamed Kaahin Ka Codsatay In La Cafiyo Bilaal Bulshaawi

Codsiga sii deynta Bilaal Bulshaawi, Aqoonyahan Fardus Maxamed Dheere  ayaa Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin ee Somaliland ka codsatay in Bilaal Bulshaawi lagu cafiyo fadliga Axmed Dheere oo ahaa duuliye diyaarad Siyaad bare usoo diray inay duqayso Hargeysa oo iska diiday, dabadeedna Jabuuti ka dejiyay kaas oo Bilaal ay kasoo wada jeedan isku beesha Hawiye/Abgaal.

 

 

Halkan hoose ka daawo

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker