Natiijadda Hor-dhaca Ee Golaha Deegaanka Degmadda Ceel- afweyn Ee Gobolka Sanaag
Natiijadda Hor-dhaca Ee Golaha Deegaanka Degmadda Ceel- afweyn Ee Gobolka Sanaag Iyo Magacyadda Xildhibaannadda Guulaystay.
Xisbiga UCID 3
Xisbiga KULMIYE 5
Xisbiga WADDANI 3.
Degmadda Ceel-afweyn Golaheedda Deegaankuna Waa 9 Kursi.
KULMIYE.
1:Warsame Jamac
2:Axmed Maxamed Xuseen
3:Saleebaan Xuseen Cige
4:jaamac Cumar Guuleed
5:Axmed Maxamed Magan
WADDANI.
1:Maxamed Jaamac Liiban
2:Abayan Axmed Abyan
3:Cabdilaahi Maxamed Cali
UCID.
1:Axmed Cabdilaahi Axmed (Biixi
2:Cige Xuseen Siciid
3:maxamed Aadan Digaale.