Daawo:- “Madaxwayne Farmaajo oo Daah Furay Olole uu ugu Magac Daray Is-xilqaan”

Muqdisho:- (OWN) Madaxwaynaha Dawladda Fadaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi (Farmaajo) Ayaa Maanta Daah Furay Olole uu ugu Magacdaray Isxilqaan oo uu Sheegay In Guud Ahaan Dalka Laga Fulin Doono Waxa uu sheegay in qof kasta oo muwaadina looga baahanyahay in saacado kamida wakhtigiisa uu Galiyo Danta Guud Ee Dalkiisa Halkan Ka Daawo Hadalka Madaxwaynaha

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker