“Waxaanu Umadda Somaliland Usheegaynaa, In Gudoomiyaha Maxkamada Sare, Ee Cadaaladda Laga Sugayay Uu Marayo…” – Waxgaradka Gabiley
“Waxaanu Umadda Somaliland Usheegaynaa, In Gudoomiyaha Maxkamada Sare, Ee Cadaaladda Laga Sugayay Uu Marayo, Heer Reer Wacays Ah”Waxgaradka Gobolka Gabiley Oo Sita Fiinta Uga Qayliyay Aadan Xaaji Cali, Oo Awood Sheegasho Kula Kacay Qoys Agoon Ah.