Magaalada Kherson ee koonfurta Ukraine oo ay ku hareeraysanyhiin ciidamada Ruushka

Sida ay sheegeen dad goob joogayaal ah ciidamada Ruushka ayaa weerar dhulka ah ku qaaday subaxnimadii hore ee saaka, magaalo ku taal meel u dhow Crimea oo ay Moscow maamusho.

“Ciidanka Ruushku waxay jidgooyo dhiganayaan meelaha laga soo galo Kherson,” duqa magaalada Igor Kolykhayev ayaa Facebook ku soo qoray. “Kherson waxay kamid tahay Ukraine wayna kasii mid ahaan doontaa,” ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker