DAAWO: “Xisbiga WADDANI Ayaa Diray Kornayl Caarre, Lacagta-na Isaga Ayaa Siiya…” Xisbiga UCID Oo Mar Kale Eedaymo Culus U Jeediyay Dhigooda WADDANI
Hargeysa (OWN)-Xisbiga mucaaridka ah ee UCID oo mar kale dhigooda xisbiga WADDANI la xidhiidhiyay jabhadda Kornayl Caarre, Halkan hoose ka DAAWO