Boqortooyada Sacuudiga Oo Lagu Dhacay Sawir Gacmeed Macmal Ah

Sawir gacmedkii ugu qaalisanaa dunida ee abid la iibiyo ayaa waxaa hoos u dhigay madxaf aad loo qadariyo oo sheegay inaanu sawirin farshaxamiistihii caanka ahaa ee Talyaaniga Leonardo da Vinci balse uu ka ahaa goobjoog kaliya.

Sawirka oo lagu magacaabo Salvator Mundi, islamarkaana loo haystay inuu yahay farshaxan da Vinci oo lumay, ayaa waxaa sannadkii 2017 iibiyey shirkadda Christie’s ee New York, waxaana $450 milyan ku iibsaday dhaxal-sugaha Sacuudiga Maxamed Bin Salman.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker