Dhegayso:Qodobadii lagu Heshiiyay ee Shirkii Dhuusa Mareeb 3 , Siday ku Hirgali karaan
Shirkii Dhuusamareeb 3 ee shalay lagu soo gabagabeeyey magaalada Dhuusamareeb ayaa Madaxdii ka qeyb gashay waxa ay soo saareen Heshiis ay ka gaadheen hannaanka doorashada ee dalka.
Shirka waxaa ka maqnaa Maamullada Jubbaland iyo Puntland, kuwaasi oo Natiijadii ka soo baxay ku tilmaamay mid aaney qeyb ka aheyn.
Haddaba, qodobaddii ka soo baxay shirkaasi sidee lagu hirgelin karaa?
Sideese loogu qancin karaa dhinacyada ka maqan si loo helo doorasho ku dhacda wadar ogol?
Su’aalahaasi Waxay Warbaahintu Waydiisay Cabdirashiid Khaliif Xaashi, Madaxa Machadka Cilmi Baadhista ee Heritage ee fadhigiisu yahay Muqdisho.
Jawaabaha Suaalahaas Halkan Hoose ka Dhegayso: