Madaxweyne Muuse Biixi Oo Si Ba’an Ugu Hanjabay Madaxweyne Farmaajo

“Safarkaa aynnu galnay iyo midnimadaa Somaliland cadowgeedu ma uu filaynin inay Somaliland marka ay qaran-nimada tahay isku mid tahay, iyadu dhexdeeda ay ka dooddo, laakiin qaranka iyo hawlihiisa iyo dalka ay u midaysan tahay, taasina waxa ay kalliftay in dawladda Xamar muddadii aynnu wareegaynay ay toban goor hadlaan,” ayuu yidhi madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker