Ganacsade Jabuutaawi Oo Sheegay In Isaga Loo Aaso Dadkii Ku Dhintay Mudaharaadkii JSL

Ganacsade Maxamed Jabuutaawi, oo ka mid ah Ganacsatada Soomaaliyeed, kana soo jeeda gobolka Sool ayaa sheegay in uu bixinayo Aaska dadkii dhawaan lagu dilay mudaharaadadii Somaliland ka dhacay.

Jabuutaawi, oo Addis-Ababa ku sugan ayaa sheegay in uu aad uga xun yahay in dadkaasi aan la aasin ilaa maalintii mudaharaadku dhacay iyadoo laysku haysto cidda loo aasayo ee bixin doonta magtooda.

“ Waar dadka si loo dilo la garay ee ma si loo aaso ayaa la garan waayay, waar dadkaa anniga ha lay aaso, hadda ayaan lacagtooda Dahabshiil ku soo shubayaa, Garaadkayga Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil, Hargeysa ayuu joogaa Garaad, Garaad hawsha gal” Jabbuutaawi.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker