Xukuumada Muuse Biixi oo Jeelka dhigtay Wiil u Duceeyay Shuhaadadii lagu laayey Mudaharaadka

Maxamed Khayre Xasan Oo Ka Mid Ah Dhalinyaradda Isbadel Doonka Ah Ee Taageeradda
Weyn U Haya Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI, Ayaa Fiidnimaddii Caawa Lagu Xidhay Magaaladda Hargeysa.

Muwaadin Maxamed Khayre Xasan Oo Ka Mid Ah Ganacsatadda Hargeysa, Ayaa  Laga Xidhay, Isagoo Ku Sugan Meheraddiisa Ganacsi Oo Ku Taallaa Tiyatarka Mall Ee Degmadda Gacan Libaax Ee Magaaladda Hargeysa.

Ma Cadda Sababta Xadhigiisa Ka Dambaysa, Balse Wuxuu Ka Mid Ahaa Dhalinyaraddii Ka Qaybgashay Aaskii Qaran Ee Isbahaysiga Xisbiyadda Mucaaridka Ah Ee WADDANI Iyo UCID Ugu Sameeyeen Hargeysa Dadkii Lagu Laayey Muddaharaad-yaddii Salmiga Ahaa Ee Dalka Ka Dhacay 11/08/2022.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker