Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga WADDANI ayaa 4 neef oo Geel ah iyo 50 Adhi ah ku wareejiyay Ciidamada.

Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga WADDANI ayaa 4 neef oo Geel ah iyo 50 Adhi ah ku wareejiyay Ciidamada kala duwan ee ku sugan aagga gobolka Sanaag.
Deeqaadaas xoolaha ah Waxaa la wareeegay taliyaha qaybta 3aad Cabdillaahi Axmed Cali (Cabdillaahi Suufi).
Taliyaha ayaa uga mahadnaqay Musharraxa iyo Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI deeqdaas ay soo gaadhsiiyeen ciidamada kala duwan ee ku sugan Sanaag.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker