Tacsi Ku Socota Reer Ahmed Siciid Bootaan

Inaa Li Laahu Wa Inaa Ileyhi Raajicuun.

Dhamaan Golaha Fulinta Xisbiga Waddani UK , Garabka Haweenka Xisbiga Waddani UK Garabka dhalinyarada.Dhamaan gudiyada laamaha UK iyo dhamaan tageerayaasha Xisbiga Waddani UK .Waxay Tacsi u dirayaan Qoyskii,qarabadii,ehelkii , Xisbiga Waddani iyo  Dhamaan Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Geeridii ku timid Marxuun Axmed Siciid Bootaan oo ku geeriyooday shilgaadha oo ka dhacay Tuulada Kalsheekh ee Gobalka Sanaag Xalay 27/8/18 .
Waxaanu Ilaahay uga baryaynaa inuu janadii fardowsa ka waraabiyo dhamaanteen
samir iyo iimaan inaga siiyo Amiin Amiin

Mataan. M Omar
Xoghaye ku Xigeenka warbahinta Xisbiga Waddani UK .
Sheffield

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker