Qorshaha Mucaaradka ee ku Aadan 13 November
Mucaaradka Somaliland waxa ay doonayaan inta aan gabalku dhicin in heshiis la gaadho ama ay ku dhawaaqaan go’aamadooda sida Illo-xogogaal ah ii sheegeen.
Waan waantu ilaa hadda way socotaaa, Ergada dhexdhexaadintuna hadda dhinaca madaxtooyada ayay aadeen.