Golaha Wakiilada Somaliland oo Ansixiyaay In La Isa Saaro Doorashda Madaxtooyada iyo Doorashada Ururada

Waxaa Golaha Wakiillada Jamhuuriyada Somaliland Hada Ansixiyay In Doorashada Madaxtooyada iyo Doorashada Ururrada Hal Mar Lawada Qabto, oo Doorasho Isku Sidkan ay dhacdo.
Waxaa Golaha Fadhiyay 52 xildhibaan,
Waxaana ucodeyeey 33 Mudane, waxaa ka aaamusay 19 Mudane
sidaaas Ayuuna Ansax kuyahay Xeerkaaasi.” Xildhibaan Axmed Khaliif Jaamac Saalax

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker