Wasiir Kaahin oo cabdiraxmaan Cirro Ku eedeyaay inuu xidhiidh la sameeyay ciidamo somaliya ka Yimid Oo Hargeysa lagu qabtay
Wasiirka arimaha Gudaha ayaa Musharax Cirro ku eedeyey inuu xidhiidh la lahaa , lacago-na uu u diray saraakiil ka tirsan ciidamada Somaliya oo Hargeysa lagu qabtey
Sidoo kale wasiirka Arimaha gudaha ayaa sheegay in beesha caalamku ay soo gaadhsiisay xogo ku saabsan qaraxyo dalka laga fulinaayo .