Waan waan laga dhex wado Madaxwayne Dani iyo Karaash

Madaxweynaha Dowladda Puntland  Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sida  qorshaysan saaka oo Axad ah lkulmaya qaar kamid ah Isimada  Dhaqanka Puntland oo ku hawllan  dhex-dhexaadinta khilaafka isaga  iyo Madaxweyne ku xigeenka
Axmed Cilmi Cismaan.

Isimada oo ay weheliyaan Guddoonka Baarlamanka ayaa saaka  madaxweynaha kula kulmaya xarunta Golaha Wakiilada Puntland ee
Caasimadda Garoowe si looga dhegaysto qaladaadka uu ka tirsanayo  Madaxweyne ku xigeenkiisa.

Isimada dhex-dhexaadinta wada iyo Guddoonka Baarlamanka ayaa sidoo kale  shalay la kulmay Madaxweyne ku xigeenka oo ay ka dhegaysteen qaladaadka  uu tabanayo ee dhaliyay Muranka isaga iyo Madaxweyne Deni.Dadaallo hore oo lagu doonayay xallinta Khilaafka labada Hoggaamiye ayaa  fashil ku dhammaaday waxaana haatan Isimadu wadaan dadaalkii u
dambeeyay si loo dhammeeyo isfaham-waaga Deni iyo Karaash oo gaadhsiisan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker