Xadhiga Suldaan Cada-gude Hadii Uu Meelmaro Waxaa Ku Xigidoona Gudoomiye Xirsi Iyo Xildhibaanada Qaar

 

“Xadhiga Suldaan Cade Gude Waa Yool Baadh Siyaasadeed ama kuday siyaasi ,hadba kaad utaqaan. Waxuuna Hordhac Uyahay ,Siyaasiyiin kale oo lala damacsan yahay Xadhig.
Waxaana Kow ka ah Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Mudane Xirsi Xaaji Cali Xasan.

Hadii Xadhiga Suldaan Cadde Gude uu u Meel Maro Waa Hubaal Inay Ku xigidoonaan .
Madaxkale oo iskugu Jira Xildhibaano Golaha Wakiilada ah iyo Sakaariil Sar Sare Oo Xisbiyada Mucaaradka ah Iyo Salaadiin ,oo hada Qaar kamid ah Madaxda Xukuumada iyo Laamaha Amnigu Ay Kuhawlan Yihiin Qorshayaashii Lagu Soo xidhi lahaa.

Hadalkan aan Sheegayo Maaha waxaan Saaka iskala soo toosay oo aan iska leeyahay ee waa Xaqiiq jirta ee goorta iyo waqtiga ay dhacayaana Waqtigaaa Horteena keeni doona .

Wabilaaahi Towfiiq”

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker