Bada Magalada Berbera oo Nin Liqday
Ninkan oo la garanayn ehelkiisa ayaa hada laga soo saaray xeebta bada magaalada ber bera, isagoo wata gaadhi ayuu maanta oo jumco ah yimid balse bada ayaa liqday waxana laga soo saaray maydkiisa