Daawo:-” Madaxwayne Kala Dir Golaha Guurtida Xaaraan Bay Meesha Ku Joogaan” Eng Maxamed Xaashi Cilmi.

Hargaysa-(OWN)-Eng  Maxamed Xaashi Cilmi wasiirkii hore ee wasaarada maaliyada Somaliland ayaa waxaa uu madaxweynaha Somaliland ugu baaqay in uu si deg deg ah u kala diro mudanayaasha golaha guurtida oo uu sheegay inay kuraasta nidaam sharci daro ah ku fadhiyaan,

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker