Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga Waddani oo Ka hadlay siyaasiyiin xisbigisa ah ooLa xidhay
Xadhiga xaqdarrada iyo sharci darradaba ah ee lagula kacay Mas’uuliyiinta Xisbiyada Mucaaridka iyo taageerayaashooda waxba ka beddeli mayso qabsoomidda isu soo baxa-nabadeed ee Dastuuriga ah ee dhacaya maalinta khamiista ah. Diyaar garooba.
Nin ku yidhi sinnaan mayno, adna buri sarreyntiisa!