Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland oo Qaabilay Sarakiil Ciidan oo Ka Socday Itoobiya

Taliyaha guud ee Ciidamada Qaranka JSL Sareeye Gaas Nuux Ismaciil Taani ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socday Ciidamada Dawlada fedaraalka ah ee Itoobiya oo uu hor kacayay Madaxa wardoonka Ciidanka Faderaalka Itoobiya General Burhanu kebede.
Waxay labada dhinac kawada hadleen xoojinta iskaashiga amni ee u dhaxeeya Somaliland iyo Itoobiya.
Waxa dhankiisa uga mahad naqay soo dhawaynta wanagsan ee loo sameeyay mudadii uu ku sugnaa dalka madaxa hogaanka Wardoonka General Burhanu kebede isla markaana balan qaaday sii xoojinta iskaashiga labada wadan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker