Hogaanka Xisbiga Waddani oo Kulan La Qaatay Madaxda Dhaqanka Bariga Burco.

Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Cali X Xasan iyo Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga WADDANI Dr Cabdiraxman Maxamad Cabdillahi oo ay wehelinayeen saraakiil sare oo xisbiga ka tirsan ayaa kulan la yeeshay Salaadiinta beelaha Bariga/Waqooyiga Gobolada Togdheer, Bariga Saaxil, Saraar iyo Galbeedka Sanaag.

Xisbiga WADDANI ayaa Madax Dhaqameedkaa marti qaaday una muujiyey maamuus, qadarin iyo kalsooni. Waxa uu kulankaasi ku dhammaaday jawi fiican, waxaani lagu ballamay in xidhiidhka laba dhinac la joogteeyo.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker