Jahwareer ka taagan isticmaalka mid ka mid ah waddooyinka ugu weyn Nairobi

Jahawareer dhanka isticmaalka ah ayaa ka taagan mid kamid ah waddooyinka sida casriga ah loo dhisay ee magaalada Nairobi ee Kenya ee loo yaqaano Expressway—taasoo ah waddo marka ay gaadiidku marayaan ay bixiyaan lacag gaar ah oo lagu maro.

Maalmihii la soo dhaafay ilaa tobaneeyo qof ayaa ku dhintay wadadaasi kadib shilal baabuur oo ka dhacay, arrintan ayaa loo sababaynayaa darawalada gaadiidka oo aanan aqoon duruqsan u lahayn isticmaalka wadadani.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker