Xildhibaan Gavin Williamson oo Qaabilay Xildhibaan Somaliland

Xildhibaan Gavin Williamson, oo u dooda Qaddiyada Somaliland ayaa maanta xildhibaanno ka tirsan golaha Wakiillada Somaliland ku qaabilay xarunta Baarlamaanka UK.
Gavin, ayaa xildhibaanada u sheegay inuu sii laban laabayo dedaalka uu ku soo bandhigayo qadiyada madaxbanaanida Somaliland.
Xildhibaanada Somaliland ee socdaalka ku jooga UK ee maanta la kulmay Gavin, ayaa kala ah.
1. Gudoomiye-xigeen Siciid Mire Faarax
2. Xildhibaan Maxamed Xuseen Jaamac Raamboo.
3. Xildhibaan Abokor Siciid Cali
4. Xildhibaan Cabdilaahi Maxamed Axmed
5. Xildhibaan Axmed Maxamuud Cabdilaahi
6. Xildhibaan Xasan Saleban Dhuxul.
7 . Saalax Maxamed Diiriye.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker