Wadayaasha Gaadiidka Dadweynaha ee Nairobi oo Shaqo-joojin sameeyey iyo Sababta ka dambaysa

Nairobi (OWN)- Wadayaasha Gaadiidka Dadweynaha ee magaalada Nairobi, ayaa gebi ahaanba sameeyey shaqo-joojin ay kaga cabanayaan cadaadis kaga yimi xagga maamulka magaalada oo go’aan ku soo saaray inaan gaadiidka basaska la dhigi karin badhtamah caasimadda, kaddib markii ay cidhiidhi iyo saxmad badan ku abuureen shaaracyada waaweyn.

FAAHFAAHINTA KARKAN KAGA BOGO MUUQAALKAN HOOSE

https://www.youtube.com/watch?v=qjvDLlyaqjM

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker