Xubin Iska casishay komishanka Doorashooyinka.

Maxamuud Daahir Jaamac oo kamid ah gudidda doorashooyinka Somaliland ayaa iska casilay xilkii Komishanka.
Sababta ayuu ku sheegay inay saamayn ku leedahay khilaafka ka dhex taagan Komishanka.
Waa xubintii labaad ee xilka Komishanka iska casisha sannadkan gudihiisa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker