Xubno Ka Mid Ah Golaha Dhexe ee Kulmiye Oo Madaxweynaha JSL U Magacaabay Baadhista Guddida Doorashooyinka

Garyaqaan Maxamed Jaamac Cabdi iyo Farxaan Maxamed Cali oo ka mid ah xubnaha Muuse Biixi u magacaabay baadhista guddida doorashooyinka ayaa labadooduba ka mid ah golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye.
Labadan xubnood ayaana ka muuqda liiska xubnaha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ee lagu dhawaaqay 10-kii October 2020 ka dib shirweynihii 4aad ee ka dhacay Hargeysa.
Sidoo kale waxa lay xaqiijiyey in Farxaan Maxamed Cali uu ka mid yahay shaqaalaha wasaarada maaliyada.
Ma Kula tahay in lagu kalsoonaan karo baadhista loo diray xubnahan ka tirsan xisbiga Kulmiye?

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker