Madaxwayne ku xigeenka Somaliland, oo shacabka kula tukaday garoonka Masalaha ee magaalada Hargeysa.+ SAWIRRO
Madaxwayne ku xigeenka Somaliland, oo shacabka kula tukaday garoonka Masalaha ee magaalada Hargeysa
Labada ragcadood ee salaadda ciidul-fidriga ayaa lagu ooggay garoonka kubadda cagta ee Masalaha magaalada Hargeysa.
Kumannaan qof oo muslimiin ah ayaa salaadda sunaha ah ee munaasibadda ciida ku tukaday garoonka weyn ee kubadda cagta xaafada masaajidka Masalaha, madaxweyne ku xigeenk Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), masuuliyiinta heer heer degmo, qaybaha kala duwan ee bulshada munaasibadda ciida.
Waxa uu dadka ILLAAHEY uga baryay in acmaashii bisha soon uu ka aqbalo.