Wasarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland oo Fariin u Dirtay Shacabka
Wargelin muhiim:
Waxa Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta J.S.L ku wargelinaysaa dhammaan muwaadiniinta gobolada dalka somaliland in Guddida ilaalinta bisha Shawaal ee ciidku u fadhiyaan xarunta wasaaradda ururinta xogta bilashada bisha shawaal.
Sidaa awgeed, ciddii aragta bishii shawaal haku soo wargeliso wasaaradda iyo laamaha amniga, si loo sugo oo loo hubiyo.
Wixii intaa dheeraad ka ah ee nagu soo kordha, waanu idin la wadaagi doonaa.