Madaxweyne Muuse Biixi oo War Ka Soo saaray Khillafka Komishnaka Doorashooyinka
Madaxwaynaha JSL Md Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan la qaatay guddida doorashooyinka Qaranka JSL. Guddida iyo Madaxwaynaha ayaa isla qaatay in arrinkii khilaafka dhaliyey loo maro sharciga dalka.
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Wasiirka Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigalinta JSL ahna Afhayeenka Xukuumadda JSL Md Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa u dhignaa Sidan: