Ciidanka Asluubta Somaliland oo u Diyaar garoobaya Xuska 18 May
Hargaysa-(OWN)-Taliyaha Guud ee ciidanka Asluubta jsl s/guuto Axmed Cawaale Yuusuf (Libaax), oo uu wehelinayo Abaandulaha Ciidanka Asluubta Jsl G/sare Aadan Axmed mooye (Kannadi) ayaa maanta kormeer ku Tagey goobta ay ciidanka Asluubta jsl ka wadaan tababarka iyo u diyaargarawga xuska maalinta 18 May 2022 oo dhawaan inagu soo food-leh insha Alla.
Waxa uuna Taliyaha Guud ee Ciidanka Asluubta JSL uu halkaas salaan kaga qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka Asluubta JSL oo halkaas gaardi ku marayay.
Allaa Mahad-Leh.
Xafiiska warbaahinta Ciidanka Asluubta JSL.