“ Marka qof muwaadin ah la leeyahay waddani ma tihid ma koox gaar ah baa qofka muwaadinimada siisa ama
“ Marka qof muwaadin ah la leeyahay waddani ma tihid ma koox gaar ah baa qofka muwaadinimada siisa ama ka qaadda? Somaliland qof iyo qoys ka weyn ee waa in laga daayo waxa Qarannimada wiiqaya..” Mudane Cabdirashiid Saleebaan Maxamed Xoghaye ku xigeenka ganacsiga ee Xisbiga WADDANI